Boostada Erayo barashada

Boostada Erayo barashada

Yazıcı-dostu sürüm

Boostada Erayo barashada

25 waraaqaha erayo bixinta iyo  boosta ah ayaa  loo habeyay  qaabka eray iyo sawiro  wax kubarasho luuqad qalaad

Mawduucyada maaddooyinka, oo ay ku jiraan ku dhowaad 600 eray oo heerka A1 ah, waxaa loo diyaariyay  sida soo socota.

1.            Alifbeetada

2.            Guriga

3.            Qooska

4.            Dugsiga

5.            Sawirka Muuqaalka Adanaha

6.            Midabada

7.            Xayawaanka

8.            Gaadiidka

9.            Lambarada

10.          Miraha iyo Khudaarta

11.          Cuntada & Cabbitaannada

12.          Dharka iyo Qalabka wax lagu qurxiyo

13.          Farshaxanka

14.          Dhismayaal

15.          Goobta iyo Jihada

16.          Deegaanka iyo Dunida

17.          Waqtiga

18.          Saacadaha

19.          Waqtiyada firaaqada ah iyo Ciyaaraha 

20.          Cimilada

21.          Caafimaadka

22.          Ganacsiga

23.          Alaabta Lugu cayaaro

24.          Dalka iyo Dadka

25.          Digniino

 

Xusuusin: Dhammaan xuquuqda waraaqaha boostada waxaa iska leh Machadka Yunus Emre. Waxaa la isticmaali karaa iyadoon waxba laga bedelin. Cabbirka daabacan ee lagu taliyay waa 50 * 70 cm.

 

Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059
E-Posta: hacer.afsar@yee.org.tr

 

 

AttachmentSize
Boostada Erayo barashada140.43 MB